Qaamuuska Asalka
mataan
(-no, m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Labo ilmood oo hooyo isla mar dhashay midkooda labka ah. 2. Labo waxyaalood oo laysugu magac daro.
Erayo la-mid ah
mataanee1. Mataano dhalid (nafley). 2. Labo walxood hal magac ka dhe…mataansan1. Ku m. wax, wax kale mataan la ah ahaansho. 2. Wax, wax ka…mataansanaanld mataansanaansho.mataansanaansho/dh ld mataansanaan.mataatac1. Hadal aan murti lahayn. 2. ld mataaticid.mataatacHadal aan macno lahayn ku hadlid.mataataxDhalan-rogga bu' kaahfale ihi iskeed ugu beddelanto bu' farc…mataatax1. M. ah: hilib karis ka batay awgiis aad u jilcay. 2. Maro …

