Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

mataansan

(-naa, -nayd)
Falmg4

Macnaha

1. Ku m. wax, wax kale mataan la ah ahaansho. 2. Wax, wax kale lagu biiriyey ahaansho.

Erayo la-mid ah

mataan1. Labo ilmo oo hooyo isla mar dhashay midkooda dheddigga. 2…mataan1. Labo ilmood oo hooyo isla mar dhashay midkooda labka ah. …mataanee1. Mataano dhalid (nafley). 2. Labo walxood hal magac ka dhe…mataansanaanld mataansanaansho.mataansanaansho/dh ld mataansanaan.mataatacHadal aan macno lahayn ku hadlid.mataatac1. Hadal aan murti lahayn. 2. ld mataaticid.mataatax1. M. ah: hilib karis ka batay awgiis aad u jilcay. 2. Maro …
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms