Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

martiqaad

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Sooryo qof marti ah la siiyo. 2. ld martiqaadid.

Erayo la-mid ah

martabad1. Jago sare oo la gaaro. 2. Meherad.martiQof laga soo dhaweeyey guri aanu lahayn.martiDad laga soo dhaweeyey guri aanu lahayn.marti/mg1 (-iyay, -iday; -iyi) M./u m.: cid marti u noqosho.martiggeliQof marti ahaan u soo dhaweyn.martiqaadidld martqaad¹ (2).martiqadinMartiggelindarro. ld martiqadis (2).martiqadis1. Qof aan martisoore ahayn. 2. ld martiqadin.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms