Qaamuuska Asalka
martiggeli
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
Qof marti ahaan u soo dhaweyn.
Erayo la-mid ah
martabad1. Jago sare oo la gaaro. 2. Meherad.martiQof laga soo dhaweeyey guri aanu lahayn.martiDad laga soo dhaweeyey guri aanu lahayn.marti/mg1 (-iyay, -iday; -iyi) M./u m.: cid marti u noqosho.martiqaad1. Sooryo qof marti ah la siiyo. 2. ld martiqaadid.martiqaadCid marti ah soorid.martiqaadidld martqaad¹ (2).martiqadinMartiggelindarro. ld martiqadis (2).

