Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

marti

(marti, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Qof laga soo dhaweeyey guri aanu lahayn.

Erayo la-mid ah

martabad1. Jago sare oo la gaaro. 2. Meherad.martiggeliQof marti ahaan u soo dhaweyn.martiqaad1. Sooryo qof marti ah la siiyo. 2. ld martiqaadid.martiqaadCid marti ah soorid.martiqaadidld martqaad¹ (2).martiqadinMartiggelindarro. ld martiqadis (2).martiqadis1. Qof aan martisoore ahayn. 2. ld martiqadin.martisoorCid marti ah soorid.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms