Qaamuuska Asalka
marsubaaliya
(-yayaal, ml./m.dh)MagacDhexdhexaad
Macnaha
(c.nafl.) Dir hoosaad ka tirsan naasleyda, hababka kala soocidda qaarkood dir hoosaadkan waxa loo yaqaanaa mataseria, marsubaaliyana waxay noqonaysaa duul ka tirsan dir hoosaadkan. Xubnaha dir hoosaadkan degaankoodu wuu xaddidanyahay, badankoodana waxaa laga helaa Ustaraaliya iyo koonfur Ameerika. Tus. “Kaanguruu”.
Erayo la-mid ah
marsan/mg4 (-naa, -nayd) 1. (f.g) Haweenay maro ay xirantahay wax …marsanaanld marsanaansho.marsanaansho/dh ld marsanaan.marsashold marsad.marsheeMarsho gelin.marsho1. Birta geerarka baabuurka bedbeddesha. 2. Makiinadda geera…marsii1. Cid arrin si khasab ah ku oggoleysiin. 2. Wax kale dul ma…marsiinoMaro weyn oo dumarku xirtaan oo boqor dhexda lagaga xiro.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
