Qaamuuska Asalka
marsiino
(-ooyin, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Maro weyn oo dumarku xirtaan oo boqor dhexda lagaga xiro.
Erayo la-mid ah
marsan/mg4 (-naa, -nayd) 1. (f.g) Haweenay maro ay xirantahay wax …marsanaanld marsanaansho.marsanaansho/dh ld marsanaan.marsashold marsad.marsheeMarsho gelin.marsho1. Birta geerarka baabuurka bedbeddesha. 2. Makiinadda geera…marsii1. Cid arrin si khasab ah ku oggoleysiin. 2. Wax kale dul ma…marso1. Dhismo xeebaha badaha laga dhiso oo doonayaha iyo maraaki…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
