Qaamuuska Asalka
marsan
FalGoobjoog
Macnaha
/mg4 (-naa, -nayd) 1. (f.g) Haweenay maro ay xirantahay wax dhexda ka xiran ahaansho. 2. (f.mg) Wax midab, dufan iwm meel laga mariyey ahaansho. 3. (f.mg) Maro, darin iwm oo liid midabo ah lagu qurxiyey ahaansho.
Erayo la-mid ah
marsanaanld marsanaansho.marsanaansho/dh ld marsanaan.marsashold marsad.marsheeMarsho gelin.marsho1. Birta geerarka baabuurka bedbeddesha. 2. Makiinadda geera…marsii1. Cid arrin si khasab ah ku oggoleysiin. 2. Wax kale dul ma…marsiinoMaro weyn oo dumarku xirtaan oo boqor dhexda lagaga xiro.marso1. Dhismo xeebaha badaha laga dhiso oo doonayaha iyo maraaki…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
