Qaamuuska Asalka
marmarsiinyo
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Sabab lagu caddeynayo wax dhacay; cudurdaar. ld marmarsiino.
Erayo la-mid ah
marmaarri1. Ku m.: wax meel daloosha ku khasbid. 2. Awr koron ah aad …marmaarri1. Dhaqdhaqaajinta wax meel la gelinayo aayar loo dhaqdhaqaa…marmaarriyidld marmaarri¹ (2).marmar1. Murqaha luqunta, tun. 2. Dhagax midabbo badan leh oo derb…marmarKolkol. ld mar¹.marmar/mg1 (-ray, -rtay) 1. (f.g) Il wax ku dhaceen farta ku rugid…marmarhaysKarreysaha geela.marmaridld marmar¹(3).

