Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

marmar

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Murqaha luqunta, tun. 2. Dhagax midabbo badan leh oo derbiyada ama sibirka guryaha lagu qurxisto. 3. ld marmarid.

Erayo la-mid ah

marmaarri1. Dhaqdhaqaajinta wax meel la gelinayo aayar loo dhaqdhaqaa…marmaarri1. Ku m.: wax meel daloosha ku khasbid. 2. Awr koron ah aad …marmaarriyidld marmaarri¹ (2).marmarhaysKarreysaha geela.marmaridld marmar¹(3).marmaroIndha farta ku rugasho (qof).marmarsiinyoSabab lagu caddeynayo wax dhacay; cudurdaar. ld marmarsiino.marmarsiinyoo1. Marmarsiiyo sheegid. 2. Ku m.: wax marmarsiinyo ka dhigas…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms