Qaamuuska Asalka
marmaarri
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Dhaqdhaqaajinta wax meel la gelinayo aayar loo dhaqdhaqaajiyo. 2. ld marmaarriyid.
Erayo la-mid ah
marmaarriyidld marmaarri¹ (2).marmar1. Murqaha luqunta, tun. 2. Dhagax midabbo badan leh oo derbā¦marmarKolkol. ld mar¹.marmar/mg1 (-ray, -rtay) 1. (f.g) Il wax ku dhaceen farta ku rugidā¦marmarhaysKarreysaha geela.marmaridld marmar¹(3).marmaroIndha farta ku rugasho (qof).marmarsiinyoSabab lagu caddeynayo wax dhacay; cudurdaar. ld marmarsiino.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
