Qaamuuska Asalka
margo
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Qabashada nafley cunaha la qabto iyadoo neefta lagu celinayo ceego. ld mergo¹.
Erayo la-mid ah
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.marganaanld marganaansho, merganaan, merganaansho.marganaansho/dh ld marganaan.margashold mergasho.margaysanWax margaday ahaansho (nafley). ld mergaysan.margaysnaanld margaysnaansho, mergaysnaan, mergaysnaan.margaysnaansho/dh ld margaysnaan.margeeleeXilligii uu dhalay xilligiisa kale rimid (sac).
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
