Qaamuuska Asalka
marganaansho
MagacLafdheeri
Macnaha
/dh ld marganaan.
Erayo la-mid ah
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.marganaanld marganaansho, merganaan, merganaansho.margashold mergasho.margaysanWax margaday ahaansho (nafley). ld mergaysan.margaysnaanld margaysnaansho, mergaysnaan, mergaysnaan.margaysnaansho/dh ld margaysnaan.margeeleeXilligii uu dhalay xilligiisa kale rimid (sac).margeeleynld margeeleys.

