Qaamuuska Asalka
margaysan
(-snaa, -snayd)Falmg4
Macnaha
Wax margaday ahaansho (nafley). ld mergaysan.
Erayo la-mid ah
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.marganaanld marganaansho, merganaan, merganaansho.marganaansho/dh ld marganaan.margashold mergasho.margaysnaanld margaysnaansho, mergaysnaan, mergaysnaan.margaysnaansho/dh ld margaysnaan.margeeleeXilligii uu dhalay xilligiisa kale rimid (sac).margeeleynld margeeleys.

