Qaamuuska Asalka
maraq
(-rqo, m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Meyrax la jilciyay oo geela naasaha looga maro si aan loo nuujin. 2. Fuud.
Erayo la-mid ah
maraaGeed qodax leh oo laf adag. ld maraay.maraabaynld maraamayn.maraabeeDoon, markab iwm hadba dhan u iilasho. ld maraamee.maraaboDheeldheelliga uu sameeyo markab doon iwm oo badsaaran. ld m…maraaci1. Salaaxidda haweeney la salaaxo. 2. ld maraaciyid.maraaciHaweeney salaaxid.maraaciyidld maraaci¹.maraadoQof gef sameeyay neef ganaax ahaan looga qalo.

