Qaamuuska Asalka
maraado
(-ooyin, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Qof gef sameeyay neef ganaax ahaan looga qalo.
Erayo la-mid ah
maraaGeed qodax leh oo laf adag. ld maraay.maraabaynld maraamayn.maraabeeDoon, markab iwm hadba dhan u iilasho. ld maraamee.maraaboDheeldheelliga uu sameeyo markab doon iwm oo badsaaran. ld m…maraaci1. Salaaxidda haweeney la salaaxo. 2. ld maraaciyid.maraaciHaweeney salaaxid.maraaciyidld maraaci¹.maraamiirNooc mallaayga gadiirka u eg oo badda soomaaliyeed ku badan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
