Qaamuuska Asalka
maraabee
(-beeyay, -baysay)Falmg2
Macnaha
Doon, markab iwm hadba dhan u iilasho. ld maraamee.
Erayo la-mid ah
maraaGeed qodax leh oo laf adag. ld maraay.maraabaynld maraamayn.maraaboDheeldheelliga uu sameeyo markab doon iwm oo badsaaran. ld m…maraaci1. Salaaxidda haweeney la salaaxo. 2. ld maraaciyid.maraaciHaweeney salaaxid.maraaciyidld maraaci¹.maraadoQof gef sameeyay neef ganaax ahaan looga qalo.maraamiirNooc mallaayga gadiirka u eg oo badda soomaaliyeed ku badan.

