Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

manneyso

(-stay, -satay)
Falmg3

Macnaha

1. Ku m.: Alle cid wax ugu deeqid. 2. Cid ku abaal sheegasho. ld minneyso.

Erayo la-mid ah

mannasheegashold mannasheegad, minnasheegad, minnasheegasho.mannasheegoCid u abaalsheegasho. ld minnasheego.manneeKu m.: Alle cid wax ugu deeqid. ld minnee.mannexeQof aan naxariis lahayn.manneynld minneyn.manneysashold minneysasho.manno1. Deeq Eebbe bixiyo. 2. Abaal sheegashada cid wax la siiyay…mannoogeQof aan hawsha ka daalin; maddaale.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms