Qaamuuska Asalka
manneyn
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld minneyn.
Erayo la-mid ah
mannasheegashold mannasheegad, minnasheegad, minnasheegasho.mannasheegoCid u abaalsheegasho. ld minnasheego.manneeKu m.: Alle cid wax ugu deeqid. ld minnee.mannexeQof aan naxariis lahayn.manneysashold minneysasho.manneyso1. Ku m.: Alle cid wax ugu deeqid. 2. Cid ku abaal sheegasho…manno1. Deeq Eebbe bixiyo. 2. Abaal sheegashada cid wax la siiyay…mannoogeQof aan hawsha ka daalin; maddaale.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
