Qaamuuska Asalka
mannasheegasho
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld mannasheegad, minnasheegad, minnasheegasho.
Erayo la-mid ah
mannasheegoCid u abaalsheegasho. ld minnasheego.manneeKu m.: Alle cid wax ugu deeqid. ld minnee.mannexeQof aan naxariis lahayn.manneynld minneyn.manneysashold minneysasho.manneyso1. Ku m.: Alle cid wax ugu deeqid. 2. Cid ku abaal sheegasho…manno1. Deeq Eebbe bixiyo. 2. Abaal sheegashada cid wax la siiyay…mannoogeQof aan hawsha ka daalin; maddaale.

