Qaamuuska Asalka
manjasaar
MagacLafdheeri
Macnaha
Qaabka loogu fariisiyo ilmo saxaroonayo ama kaadshaya iyaga oo labada lugood la dul saarayo. ld majasaar¹, mijasaar¹, minjasaar¹.
Erayo la-mid ah
manjabbaxsashold majabbaxsad, majabbaxsasho, majabbaxsi.manjabbaxsoSocod gaaban oo raaxaysi ku jiro samayn. ld majabbaxso, mija…manjagoror1. Daal taagnaan badan ka dhasho. 2. ld manjagororid.manjagororTaagnaan badan darteed ku daalid. ld majagoror², mijagoror²,…manjagororiLugo ka daalin. ld majagorori, mijagoriri, minjagorori.manjagororidld majagoror¹, majagororid, mijagoror¹, mijagororidmanjagororinld majagoririn, mijagororin, minjagororin.manjagororsanCid wax manjagorortay ahaansho. ld majagororsan, mijagororsa…

