Qaamuuska Asalka
manjarroor
MagacLafdheeri
Macnaha
1. (-rro, m.dh) Masharaaf. 2. ld manjarroorid. Daal ka yimaada taagnaan badan.
Erayo la-mid ah
manjabbaxsashold majabbaxsad, majabbaxsasho, majabbaxsi.manjabbaxsoSocod gaaban oo raaxaysi ku jiro samayn. ld majabbaxso, mijaā¦manjagoror1. Daal taagnaan badan ka dhasho. 2. ld manjagororid.manjagororTaagnaan badan darteed ku daalid. ld majagoror², mijagoror²,ā¦manjagororiLugo ka daalin. ld majagorori, mijagoriri, minjagorori.manjagororidld majagoror¹, majagororid, mijagoror¹, mijagororidmanjagororinld majagoririn, mijagororin, minjagororin.manjagororsanCid wax manjagorortay ahaansho. ld majagororsan, mijagororsaā¦

