Qaamuuska Asalka
malax-dareer
(daaw.)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Cudur ku dhaca soohyada haya ilkaha, sida: cirridka iyo lafta. Waxaa keena baktiiriyada huurada ilkaha; malax ayaa cirridka fariisata ilkuhuna salka ayay ka bololaan. Ereyga “Pyorrhoea” wuxu noqon karaa malax meel jirka ka mid ah ka dareerta markaas ereyga “Cirrid” ayaa laga reebaya waxay noqoneysaa malax-dareer afsoomaaliga.
Erayo la-mid ah
mala-abbaarWax mala'awaalid.mala-abbaarMala'awaal.mala-awaalWax aan la hubin qiyaasid.mala-awaalWax aan la hubin oo male ku dhisan.malaa'ig1. Saddexda uun ee caanka ah, kan aan ahayn insiga iyo jinka…malaace(bot.) Mid ka mid ah qaybaha ubaxa. Malaacayaasha waxa loo q…malaakhQof malaakh ka dhigid. ld malaaq².malaakhQof qolo madax u ah; ugaas; garaad iwm. ld malaaq¹.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
