Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

malaace

(-cayaal, m.l/dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

(bot.) Mid ka mid ah qaybaha ubaxa. Malaacayaasha waxa loo qaatay in ay yihiin caleemo horumaray oo leh dhismo sahlan.

Erayo la-mid ah

mala-abbaarWax mala'awaalid.mala-abbaarMala'awaal.mala-awaalWax aan la hubin qiyaasid.mala-awaalWax aan la hubin oo male ku dhisan.malaa'ig1. Saddexda uun ee caanka ah, kan aan ahayn insiga iyo jinka…malaakhQof qolo madax u ah; ugaas; garaad iwm. ld malaaq¹.malaakhQof malaakh ka dhigid. ld malaaq².malaakhadUl yar, dheer oo madax ballaaran leh oo soorto marka la kari…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms