Qaamuuska Asalka
malaakh
(-khyo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Qof qolo madax u ah; ugaas; garaad iwm. ld malaaq¹.
Erayo la-mid ah
mala-abbaarWax mala'awaalid.mala-abbaarMala'awaal.mala-awaalWax aan la hubin qiyaasid.mala-awaalWax aan la hubin oo male ku dhisan.malaa'ig1. Saddexda uun ee caanka ah, kan aan ahayn insiga iyo jinka…malaace(bot.) Mid ka mid ah qaybaha ubaxa. Malaacayaasha waxa loo q…malaakhadUl yar, dheer oo madax ballaaran leh oo soorto marka la kari…malaakhadiSoor malaakh ku walaaqid.

