Qaamuuska Asalka
madaxbannaan
(-naa, -nayd)Falmg4
Macnaha
1. Hay'ad iwm oo danahooda u xor ah ahaansho. 2. Haweeney aan nin lahayn ahaansho. 3. Dawlad calan leh oo xor ah ahaansho.
Erayo la-mid ah
madaabaxGoodir lab oo aad u weyn.madaal1. Weel badarka iwm lagu cabbiro. 2. Badar dhan hal madaal m…madaaliBadar iwm madaal ku cabbirid.madaalinld madaalis.madaar1. Gadgaddoonka iyo taaha uu qof buka sameeyo xanuun awgiis.…madaar1. Qof buka, xanuun awgiis taah iyo gadgaddoon samayn. 2. Xo…madaddaalashold madaddaalad.madaddaaliCid maawelin.

