Qaamuuska Asalka
madaabax
MagacLafdheeri
Macnaha
Goodir lab oo aad u weyn.
Erayo la-mid ah
madaal1. Weel badarka iwm lagu cabbiro. 2. Badar dhan hal madaal m…madaaliBadar iwm madaal ku cabbirid.madaalinld madaalis.madaar1. Gadgaddoonka iyo taaha uu qof buka sameeyo xanuun awgiis.…madaar1. Qof buka, xanuun awgiis taah iyo gadgaddoon samayn. 2. Xo…madaddaalashold madaddaalad.madaddaaliCid maawelin.madaddaalinld madaddaalis.

