Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

madaar

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Gadgaddoonka iyo taaha uu qof buka sameeyo xanuun awgiis. 2. Cida ay sameeyaan xoolo ilmohooda u soo insaarixinaya.

Erayo la-mid ah

madaabaxGoodir lab oo aad u weyn.madaal1. Weel badarka iwm lagu cabbiro. 2. Badar dhan hal madaal m…madaaliBadar iwm madaal ku cabbirid.madaalinld madaalis.madaddaalashold madaddaalad.madaddaaliCid maawelin.madaddaalinld madaddaalis.madaddaalis1. Maaweelinta cid la maaweeliyo. 2. ld madaddaalin.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms