Qaamuuska Asalka
maaxsan
(-naa, -nayd)Falmg4
Macnaha
Wax maax yeshay ahaansho (ceel).
Erayo la-mid ah
maaxBiyo badan oo ceel ku jira, oo dhulka hoose ka soo baxay.maaxBiyo dhex marid.maaxashold maaxad.maaxi1. Ceel biyihiisa muddo u deyn si uu maax u yeesho. 2. Biyo …maaxo1. Ceel maax yeelasho. 2. gabay, hees oo badan iwm allifid. …maaxsanaanld maaxsanaansho.maaxsanaansho/dh 1. eeg maaxsanow. 2. ld maaxsanaan.maaxsanowWax maax yeshay noqosho (ceel).

