Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

maaxi

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

1. Ceel biyihiisa muddo u deyn si uu maax u yeesho. 2. Biyo calowsan muddo dhigid si gufarku uga fariisto.

Erayo la-mid ah

maaxBiyo badan oo ceel ku jira, oo dhulka hoose ka soo baxay.maaxBiyo dhex marid.maaxashold maaxad.maaxo1. Ceel maax yeelasho. 2. gabay, hees oo badan iwm allifid. …maaxsanWax maax yeshay ahaansho (ceel).maaxsanaanld maaxsanaansho.maaxsanaansho/dh 1. eeg maaxsanow. 2. ld maaxsanaan.maaxsanowWax maax yeshay noqosho (ceel).
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms