Qaamuuska Asalka
maax
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Biyo badan oo ceel ku jira, oo dhulka hoose ka soo baxay.
Erayo la-mid ah
maaxashold maaxad.maaxi1. Ceel biyihiisa muddo u deyn si uu maax u yeesho. 2. Biyo …maaxo1. Ceel maax yeelasho. 2. gabay, hees oo badan iwm allifid. …maaxsanWax maax yeshay ahaansho (ceel).maaxsanaanld maaxsanaansho.maaxsanaansho/dh 1. eeg maaxsanow. 2. ld maaxsanaan.maaxsanowWax maax yeshay noqosho (ceel).

