Erayo la-mid ah
luufluufWax ka soo hara wax dhammaaday ama kala jajabay.luufluuf1. Weel iwm dildillaacid. 2. Wax baabi'id.luufluufi1. Wax dildillaacin. 2. Wax baabi'in.luufluufid550luufluufinld luufluufis.luufluufsanWax luufluuf hayo ahaansho.luufluufsanaanld luufluufsanaansho.luufluufsanaansho/dh ld luufluufsanaan.

