Qaamuuska Asalka
luufluufin
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld luufluufis.
Erayo la-mid ah
luufluufWax ka soo hara wax dhammaaday ama kala jajabay.luufluuf1. Weel iwm dildillaacid. 2. Wax baabi'id.luufluufi1. Wax dildillaacin. 2. Wax baabi'in.luufluufid550luufluufsanWax luufluuf hayo ahaansho.luufluufsanaanld luufluufsanaansho.luufluufsanaansho/dh ld luufluufsanaan.luufoodGeed ka mid ah geedaha beeyada dhala.

