Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

luufluufi

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

1. Wax dildillaacin. 2. Wax baabi'in.

Erayo la-mid ah

luufluufWax ka soo hara wax dhammaaday ama kala jajabay.luufluuf1. Weel iwm dildillaacid. 2. Wax baabi'id.luufluufid550luufluufinld luufluufis.luufluufsanWax luufluuf hayo ahaansho.luufluufsanaanld luufluufsanaansho.luufluufsanaansho/dh ld luufluufsanaan.luufoodGeed ka mid ah geedaha beeyada dhala.
Erayga Manta
rogaalTirada hal oo loo qaybiyey tiro ama tibaax kale. Tussale ahaan, rogaalka 2 waa 1/2; rogaalka x2 + 1 …

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms