Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

liilliiji

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

Wax meel suran oo adag ruxruxid. ld liiqliiqi.

Erayo la-mid ah

liil1. Dun mayraxeed oo adag. 2. L. ah: wax adkaysi leh.liilamiKu l.: wax meel ku safid.liilanDun dhuuban, miiqan oo wax lagu tosho.liilansanKu l.: wax wax kale ku lammaan ahaansho.liilansanaanld liilansanaansho.liilansanaansho/dh ld liilansanaan.liilgeli1. Wax qiimaha ay leeyihiin siin. 2. Wax dhammaystir.liiliXaskul, harag iwm si ay u jilcaan garaacid.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms