Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

liili

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

Xaskul, harag iwm si ay u jilcaan garaacid.

Erayo la-mid ah

liil1. Dun mayraxeed oo adag. 2. L. ah: wax adkaysi leh.liilamiKu l.: wax meel ku safid.liilanDun dhuuban, miiqan oo wax lagu tosho.liilansanKu l.: wax wax kale ku lammaan ahaansho.liilansanaanld liilansanaansho.liilansanaansho/dh ld liilansanaan.liilgeli1. Wax qiimaha ay leeyihiin siin. 2. Wax dhammaystir.liiliyeQalab hargaha lagu jilciyo.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms