Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

liil

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Dun mayraxeed oo adag. 2. L. ah: wax adkaysi leh.

Erayo la-mid ah

liilamiKu l.: wax meel ku safid.liilanDun dhuuban, miiqan oo wax lagu tosho.liilansanKu l.: wax wax kale ku lammaan ahaansho.liilansanaanld liilansanaansho.liilansanaansho/dh ld liilansanaan.liilgeli1. Wax qiimaha ay leeyihiin siin. 2. Wax dhammaystir.liiliXaskul, harag iwm si ay u jilcaan garaacid.liiliyeQalab hargaha lagu jilciyo.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms