Qaamuuska Asalka
laylyan
(-naa, -nayd)Falmg4
Macnaha
Wax la tababbaray ahaansho. ld laylisan.
Erayo la-mid ah
layli1. Rati aan weli rar baran. 2. Tababbaridda qof loo tababbar…layli1. Awr rar barid. 2. Cid tababbar siin.laylisanaansho/dh ld laylyanaan.layliyidld laylin, laylis, laylyid.layloCiyaar carruurtu ku dheesha dhagxaan quruurux ah, saalo geel…layloonDhar jilicsan, qafiif ah, jirku ka muuqdo oo aan ka samaysna…laylyanaanld laylisanaan, laylisanaansho, laylyanaansho.laylyanaansho/dh ld laylyanaan.

