Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

layli

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Rati aan weli rar baran. 2. Tababbaridda qof loo tababbaro hawl gaar ah.

Erayo la-mid ah

laylisanaansho/dh ld laylyanaan.layliyidld laylin, laylis, laylyid.layloCiyaar carruurtu ku dheesha dhagxaan quruurux ah, saalo geel…layloonDhar jilicsan, qafiif ah, jirku ka muuqdo oo aan ka samaysna…laylyanWax la tababbaray ahaansho. ld laylisan.laylyanaanld laylisanaan, laylisanaansho, laylyanaansho.laylyanaansho/dh ld laylyanaan.laylyidld laylis, layliyid.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms