Qaamuuska Asalka
laylo
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Ciyaar carruurtu ku dheesha dhagxaan quruurux ah, saalo geel iwm oo ku jirta laba iyo toban god oo laba labo isaga soo horjeeda; godadow.
Erayo la-mid ah
layli1. Rati aan weli rar baran. 2. Tababbaridda qof loo tababbar…layli1. Awr rar barid. 2. Cid tababbar siin.laylisanaansho/dh ld laylyanaan.layliyidld laylin, laylis, laylyid.layloonDhar jilicsan, qafiif ah, jirku ka muuqdo oo aan ka samaysna…laylyanWax la tababbaray ahaansho. ld laylisan.laylyanaanld laylisanaan, laylisanaansho, laylyanaansho.laylyanaansho/dh ld laylyanaan.

