Qaamuuska Asalka
la
Magacyac
Macnaha
Magacuyaal tilmaamaya in faluhu uu yahay qof aan la aqoon ama aan la caddaynin. Tus. “Waa la yiri”.
Erayo la-mid ah
la'Wax, wax ka maqanyihiin ahaansho.la'aan'. ld la'aansho, la'i, li'i.la'aansho/dh ld la'aan.la'i'aan.laab1. Calaamadda uu reebo shay fidsan oo laysku soo rogey. 2. M…laab(jool.) Qallooc ku dhacay lakabyo dhadhaabeed, oo ay keeneen…laab1. Jirka dadka soo jeedka inta u dexeysa luqunta iyo caloosh…laab4Maro, bir, warqad iwm dacalladeeda isku soo celin.

