Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

laab4

(-bay, -btay)
Falg1

Macnaha

Maro, bir, warqad iwm dacalladeeda isku soo celin.

Erayo la-mid ah

laab1. Jirka dadka soo jeedka inta u dexeysa luqunta iyo caloosh…laab1. Calaamadda uu reebo shay fidsan oo laysku soo rogey. 2. M…laab(jool.) Qallooc ku dhacay lakabyo dhadhaabeed, oo ay keeneen…laabanWax aan fidsanayn noqosho.laaban1. Wax aan kala baxsanayn ahaansho. 2. Wax aan weli la samay…laabashold laabad.laabato1. Meesha xubnaha waaweyni iska galaan oo laallaabata. 2. ld…laabbisQalin qori ah oo dhexda dhuxul madow uga jirto; qalin rasaas…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms