Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

laab

(-bab, m.l)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Calaamadda uu reebo shay fidsan oo laysku soo rogey. 2. Meel leexsan; luuq.

Erayo la-mid ah

laab4Maro, bir, warqad iwm dacalladeeda isku soo celin.laaban1. Wax aan kala baxsanayn ahaansho. 2. Wax aan weli la samay…laabanWax aan fidsanayn noqosho.laabashold laabad.laabato1. Meesha xubnaha waaweyni iska galaan oo laallaabata. 2. ld…laabbisQalin qori ah oo dhexda dhuxul madow uga jirto; qalin rasaas…laabidld laabis², laabniin.laabjeexKulayl iyo xanuun wada socda oo laga dareemo jadiinka iyo ca…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms