Qaamuuska Asalka
khilaawee
(-weeyay, -waysay)Falmg2
Macnaha
Kelinnimo meel gaar ah Ilaah ku baryid. ld qalwee.
Erayo la-mid ah
khilaafHeshiis la'aan; is-afgaranwaa.khilaafArrin iwm cid ku diidid.khilaafoNidaam muslimiinta oo dhan ku dooran jireen khaliifkooda.khilaafsan1. Wax, wax kale ka duwan ahaansho. 2. Arrin iwm waxaan raac…khilaafsanaanld khilaafsanaansho.khilaafsanaansho/dh ld khilaafsanaan.khilaawaynld qalwayn.khilaawoKelinnimo, meel gaar ah, muddo go'an arrin gaar ah oo Ilaah …
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
