Qaamuuska Asalka
khilaaf
MagacLafdheeri
Macnaha
Heshiis la'aan; is-afgaranwaa.
Erayo la-mid ah
khilaafoNidaam muslimiinta oo dhan ku dooran jireen khaliifkooda.khilaafsan1. Wax, wax kale ka duwan ahaansho. 2. Arrin iwm waxaan raac…khilaafsanaanld khilaafsanaansho.khilaafsanaansho/dh ld khilaafsanaan.khilaawaynld qalwayn.khilaaweeKelinnimo meel gaar ah Ilaah ku baryid. ld qalwee.khilaawoKelinnimo, meel gaar ah, muddo go'an arrin gaar ah oo Ilaah …

