Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

khilaafsan

(-naa, -nayd)
Falmg4

Macnaha

1. Wax, wax kale ka duwan ahaansho. 2. Arrin iwm waxaan raacsaneyn ahaansho.

Erayo la-mid ah

khilaafHeshiis la'aan; is-afgaranwaa.khilaafArrin iwm cid ku diidid.khilaafoNidaam muslimiinta oo dhan ku dooran jireen khaliifkooda.khilaafsanaanld khilaafsanaansho.khilaafsanaansho/dh ld khilaafsanaan.khilaawaynld qalwayn.khilaaweeKelinnimo meel gaar ah Ilaah ku baryid. ld qalwee.khilaawoKelinnimo, meel gaar ah, muddo go'an arrin gaar ah oo Ilaah …
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms