Qaamuuska Asalka
khashuucsanaansho
MagacLafdheeri
Macnaha
/dh ld khashuuc-sanaan.
Erayo la-mid ah
khasaanad1. Bir aad u adag oo sida sanduuqa u sameysan oo lacagta, da…khasaaro la kulmid.khasaariCid khasaaro gelin.khasaarid.2. Maalbeelid, 3. Roob da'ayey qaadid. 4. U k.: tegid, aadid…khasaaroDhibaato ku timaada qof hantidiisa.khasabWax cid ku dirqin.khasab1. Dirqinta cid lagu dirqiyo wax aysan raali ka ahayn. 2. Ge…khashabadDoon.

