Qaamuuska Asalka
khasaarid.
Macnaha
2. Maalbeelid, 3. Roob da'ayey qaadid. 4. U k.: tegid, aadid. 5. Ula k.: kas u yeelid; maagid. 6. Ku k.: yeelid, samayn.
Erayo la-mid ah
khasaanad1. Bir aad u adag oo sida sanduuqa u sameysan oo lacagta, da…khasaaro la kulmid.khasaariCid khasaaro gelin.khasaaroDhibaato ku timaada qof hantidiisa.khasab1. Dirqinta cid lagu dirqiyo wax aysan raali ka ahayn. 2. Ge…khasabWax cid ku dirqin.khashabadDoon.khashiinQof degaanka uu joogo dhaqankiisa aan aqoon u lahayn.

