Qaamuuska Asalka
khasaanad
(-do, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Bir aad u adag oo sida sanduuqa u sameysan oo lacagta, dahabka iwm lagu keydiyo. 2. Quful si adag u xirma oo dhawr wareeg leh.
Erayo la-mid ah
khasaaro la kulmid.khasaariCid khasaaro gelin.khasaarid.2. Maalbeelid, 3. Roob da'ayey qaadid. 4. U k.: tegid, aadid…khasaaroDhibaato ku timaada qof hantidiisa.khasab1. Dirqinta cid lagu dirqiyo wax aysan raali ka ahayn. 2. Ge…khasabWax cid ku dirqin.khashabadDoon.khashiinQof degaanka uu joogo dhaqankiisa aan aqoon u lahayn.

