Erayo la-mid ah
kaydCunno, lacag iwm oo meel loo dhigto in waa dambe la cuno ama…kayd-ayoonayn(kiim.) Summad: IP. Taranta loo baahanyahay in lagaga qaado …kayd-faraq(fiis.) Summad: V. Hawsha lagu qabtay dhaqaajinta saldanab l…kayd-hayeQof wax kayd ah haya.kaydiWax kayd ahaan meel u dhigid.kaydsanWax la kaydiyey ahaansho.kaydsanaanld kaydsa- naansho.kaydsanaansho/dh ld kaydsanaan.

